Xubnihii ka dhinnaa Guddiyada Diiwaangelinta Asxaabta Siyaasadda Somaliland oo la dhaariyay (Sawirro)

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee  Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Madaxweynaha  hortiisa ku dhaariyey Saddexdii xubnood ee ka hadhsanaa Guddida Diwaangelinta Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda ee ay dhawaan ansixiyeen golaha wakiilladu. Guddoomiyaha Maxkamadda sare ayaa xubnaha mid mid gacanta ugu saaray kitaabka Qur’aanka kariimka ah, isaga oo mid mid ugu dhaariyey inay si … Continue reading Xubnihii ka dhinnaa Guddiyada Diiwaangelinta Asxaabta Siyaasadda Somaliland oo la dhaariyay (Sawirro)